Parkering under trawih‏

Vennligst parker langt fra masjed område. Ikke snakk sammen og lage bråk ute. Respekter naboer og oppfør deg ifølge profetens lære. IKKE la bilmotoren gå mens du venter familien din
Takk for at du tar hensyn

 
Fadlan jooji gaarigaaga meel fog. Qaylo, buuq iyo sheeko loogama baahna masaajidka hortiisa ama meesha baabuurta la joojiyo. Ha istaadhin baabuurka intaad reerkaaga sugaysid. Fadlan, Eedaabta islaamka ku sifow oo tixgeli arimahan kor ku xusan.
Mahadsanidin