Ramadan ungdoms program‏

Ramadaan kareem,

Ramadan kareem, Imorgen søndag blir det ungdoms program i masjed for gutter, kl 21:00. Det blir også felles iftar for ungdom (gutter) i andre etasje. Ta med din Iftar. Masjed spanderer dadler, drikke og frukt.

Sh Abdirahman skal lede programmet. Fremover, hver helg blir det program og felles iftar for gutter på lørdager kl 21:00 og søndager for jenter kl21:00.

Er det familier som vil lage eller delta å lage iftar for jenter eller gutter, gjerne gir tilbake melding. Husk det er Ramadan og gode gjerninger mange dobles.

Masjed Noor

 

 

Ramadan Kariim
Insha Allah berri waxa jira barnaamij dhalin yaro (wiilal) masaajidka xagga sare, saacadda 21:00 iyo afur dhalinta ah.

Wiilashu ha soo qaataan afurkooda, masaajidkuna wuxuu keenayaa timirta, cabitaanka iyo khudrada. Waxaa barnaamijka hogaaminaya Sh ARahman.

Isha Allah, Sabtiyada iyo axadaha soo socda masaajidka waxa ka jiri doona barnaamij dhalin yaro 21:00 iyo afur la socda.

Wiilashu waa sabti kasta, habluhuna waa axad kasta marka laga reebo berri.

Waa bishii khayrka, haddaad doonayso inaad dhalinta afurintooda ka qayb qaadato, sida saambuus samayn. Bur/quraac ama casho, fadlan nala soo xiriir. Ogow Sh Abdirahmaan wuxuu diyaar u yahay Quraan dheeraada inuu maalin kasta dhalinta siiyo

Masjed Noor